HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoona siweyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Guudlaawe iyo wafdigiisa oo kasoo  ambabaxay Jowhar ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda, siyaasiyiin iyo dadweyne farabadan oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoona siweyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Guudlaawe iyo wafdigiisa oo kasoo  ambabaxay Jowhar ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda, siyaasiyiin iyo dadweyne farabadan oo Garoonka lagu sii diyaariyey.

- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa inta uu ku sugan yahay Magaalada Muqdisho waxa uu kulamo la qaadan doonaa xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo uu kala hadli doono horumarinta deegaanada maamulkiisa iyo sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka jira.

Wasiirka amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka hadlaayay soo dhaweynta loo sameeyay Cali Guudlaawe ayaa Madaxweynaha iyo maamulkiisa ku boggaadiyay qaabka ay u dhacday doorashadii Aqalka Sare ee lagu qabtay Jowhar.

Wasiirka ayaa Madaxweyne Cali Guudlaawe ka rajeeyay inuu si wanaagsan uu u qabto doorashada soo socota ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka, wuxuuna u mahadceliyay laamaha amniga ee doorashada amnigeeda sugayay.

- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa muddooyinkii dambe ku sugnaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle oo dhawaan ka dhacday doorashadii Senatorada Aqalka Sare ku metalaya Hirshabeelle.

Latest stories

Recent Posts

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Follow us

Popular

spot_img

Popular Categories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires...