HomeWararDal dib u helay Awoodda tamarta kadib 24 saac oo koronto la’aan...

Dal dib u helay Awoodda tamarta kadib 24 saac oo koronto la’aan ah

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Awoodda tamarta ayaa dib loogu soo celiyay Lubnaan, sida ay saraakiishu sheegeen, kadib 24 sac oo dalkaasi koronto la’an aha. Wasaaradda tamarta ayaa sheegtay in bangiga dhexe uu siiyay $ 100m (£ 73m) oo deyn ah si lo iibiyo shidaalka isla markaana u sii shaqeeyan xarumahaa korontada. Dhaqaalaha dalka Lubnaan ee burburay ayaa shirkadda korontada […]

- Advertisement -

Awoodda tamarta ayaa dib loogu soo celiyay Lubnaan, sida ay saraakiishu sheegeen, kadib 24 sac oo dalkaasi koronto la’an aha.

Wasaaradda tamarta ayaa sheegtay in bangiga dhexe uu siiyay $ 100m (£ 73m) oo deyn ah si lo iibiyo shidaalka isla markaana u sii shaqeeyan xarumahaa korontada.

- Advertisement -

Dhaqaalaha dalka Lubnaan ee burburay ayaa shirkadda korontada dalkaasi ku kallifay iney awoodi weydo iney soo iibsato shidaalkii ay u baahneed.

Maalmihi u dambeeyey dalkaasi korontadu waxay ka maqnaaneysay saacada isdabajoog ah oo mararka 24 saac iyo ka badanba ay korotadu maqnaato.

Dadka awoodda dhaqaale ay u saamaxeysana si ay u helaan korontada ay u baahan yihiin waxay maciin badeen matoorro si gaar ah ay iyagu u maamulaan oo ay koronta ka helaan.

Latest stories