HomeCaalamkaHoggaamiyaha Dal ku yaalla Yurub oo xilkiisa ku waayay Arrimo Musuq-maasuq

Hoggaamiyaha Dal ku yaalla Yurub oo xilkiisa ku waayay Arrimo Musuq-maasuq

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Hoggaamiyaha Austria, Sebastian Kurz, ayaa xilka wareejiyay kadib cadaadis ka dhashay musuq-maasuq lagu eedeeyay xisbigiisa. Wasiirkiisa arrimaha dibedda, Alexander Schallenberg, ayaa lagu wadaa inuu noqdo hogaamiyaha cusub ee Austria. Kurz iyo sagaal qof oo kale ayaa lagu billaabay baaritaan kadib markii ay laamaha ammaanka u dhaceen dhowr xarun oo uu leeyahay xisbigiisa ÖVP. Hogaamiyaha ayaa […]

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Austria, Sebastian Kurz, ayaa xilka wareejiyay kadib cadaadis ka dhashay musuq-maasuq lagu eedeeyay xisbigiisa.

Wasiirkiisa arrimaha dibedda, Alexander Schallenberg, ayaa lagu wadaa inuu noqdo hogaamiyaha cusub ee Austria.

- Advertisement -

Kurz iyo sagaal qof oo kale ayaa lagu billaabay baaritaan kadib markii ay laamaha ammaanka u dhaceen dhowr xarun oo uu leeyahay xisbigiisa ÖVP.

Hogaamiyaha ayaa beeniyay eedaha ah inuu lacagta dowladda u adeegsaday si xisbigiisa waxyaabo wanaagsan uu uga tebiyo wargeys afdheer oo Austria ka soo baxa.

Eedaha ayaa sababi gaaray inay burburto xukuumadda wadaaga ah ee uu hogaaminayay Kurz, kadib markii xisbiga talada la leh ee Greens oo uu sheegay in ninkaas aanu hogaamin karin dalka…

Latest stories