HomeCaalamkaIn ka badan 100 qof oo lagu la’yahay Webi, kadib markii ay...

In ka badan 100 qof oo lagu la’yahay Webi, kadib markii ay la degtay Doon

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Mas’uuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, ayaa sheegay, in la waayay dad ka badan 100 qof, kadib markii Doon ay  saarnayeen ku degtay Wabiga Congo. Fiidnimadii Jimcahii waxaa la helay meydadka gaaraya 51 qof, sida uu sheegay Nestor Magbadou, oo ah afhayeenka guddoomiyaha gobolka waqooyi bari ee Mongala. Warbaahinta Congo ma aysan sheegin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, ayaa sheegay, in la waayay dad ka badan 100 qof, kadib markii Doon ay  saarnayeen ku degtay Wabiga Congo.

Fiidnimadii Jimcahii waxaa la helay meydadka gaaraya 51 qof, sida uu sheegay Nestor Magbadou, oo ah afhayeenka guddoomiyaha gobolka waqooyi bari ee Mongala.

- Advertisement -

Warbaahinta Congo ma aysan sheegin war ku saabsan shilka dhacay ilaa fiidnimadii Jimcaha, waqtigaas oo mas’uuliyiinta gobolka uu ka dhacay  shilka ay u xaqiijiyay AFP.

Afhayeenku ayaa sheegay in baaritaanku uu sii socon doona inta laga soo saarayo meydad ku harsan biyaha Wabiga, isagoo xusay in rajo laga qabo in la helo meydad horleh.

Baroordiiq saddex maalmood ah ayaa looga dhawaaqay gobolka Mongala, oo ka bilaaban doonta Isniinta soo socota.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts