HomeCaalamkaMuhaajiriinta ku sugan Liibiya oo xaaladdooda nololeed laga deyrinayo

Muhaajiriinta ku sugan Liibiya oo xaaladdooda nololeed laga deyrinayo

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Shaqaalaha Gargaarka ee ku sugan Liibiya ayaa sheegay Muhaajiriinta xabsiyada dalkaasi ku jira inay ku sugan yihiin xaalado aad u adag kaddib marki ay ciidamada ammaanka dowladda Liibiya ay xarig wadareed kula kaceen. Hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudaha lahayn waxay sheegtay qaar ka mid ah dadka muhaajiriinta ee xabsiyada ku jira iney maalmo wax cunin. Maalmihi […]

- Advertisement -

Shaqaalaha Gargaarka ee ku sugan Liibiya ayaa sheegay Muhaajiriinta xabsiyada dalkaasi ku jira inay ku sugan yihiin xaalado aad u adag kaddib marki ay ciidamada ammaanka dowladda Liibiya ay xarig wadareed kula kaceen.

Hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudaha lahayn waxay sheegtay qaar ka mid ah dadka muhaajiriinta ee xabsiyada ku jira iney maalmo wax cunin.

- Advertisement -

Maalmihi la soo dhaafay oo keli ah magaalada Tripoli waxaa lagu xiray ugu yaraan muhaajiriin gaaraya 5,000.

Waxaa kale oo ay wararku sheegayaan in dil, jirdil iyo xadgudub galmaba dadkaasi muhaajiriinta loo geysto.

Laamaha dowliga ee Liibiya dhankooda waxay ku doodayaan howlgalkan in lagu beegsanayey muhaajiriinta sharci darrada ah iyo dadka maandooriyaha ka ganacsada.

Latest stories