HomeCaalamkaMark Zuckerberg Milkiilaha Shirkadda Facebook oo khasaaray Balaayiin Doollar

Mark Zuckerberg Milkiilaha Shirkadda Facebook oo khasaaray Balaayiin Doollar

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Adeegyada aaladaha baraha bulshada ee dadku ku wada xiriiraan ee Facebook, WhatsApp iyo Instagram ayaa dib hawada ugu soo laabtay kadib markii uu hawada ka maqnaa ku dhawaad ​​6 saacadood,sida ay shirkadu sheegtay.

Shirkadda ayaa sheegtay in sababta ay ahayd cillad ku timid hannaanka ay shirkadahani u shaqeeyaan.

- Advertisement -

Dhammaan saddexdan aalad ee baraha bulshada ayaa waxaa iska leh shirkadda Facebook.

waa muddadii ugu dheereyd ee barahani buslahada ay hawada ka maqnadaan sida ay shirkadu sheegtay.

Dad tiradoodu ay gaarayso 10.6 milyan oo ku kala sugan guud ahaan caalamka ayaa soo sheegay in ay dhibaatadani saameysay.

- Advertisement -

Mark Zuckerberg Milkiilaha Shirkadda Facebook ayaa qasaaray $6 billion oo dollarka Mareykanka ah saacado yar gudahood kadib markii ay hawada ka baxday Aaladda Facebook oo cilad ku timid iyo baraha kale ee ay Shirkaddu leedahay.

Zuckerberg oo ka mid ah dadka ugu taajirsan Dunida ayaa waxaa soo wajahday culeys dhanka dhaqaalaha, maadaama saacado yar un qasaaray balaayiiin dollar ka Mareykanka ah.

Shirkadda Facebook ayaa Isniintii 4 October lumisay 49% dhaqaalaha Shirkadda, marka loo eego 15% oo ay qasaartay bartamihi bisha September.

Latest stories