HomeCaalamkaIraan oo lagu eedeyay shirqool ka dhan ahaa Maal-qabeen u dhashay Israa’iil

Iraan oo lagu eedeyay shirqool ka dhan ahaa Maal-qabeen u dhashay Israa’iil

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Israail oo ku eedeysay Iiran inay ka dambeysay shirqool ka dhan ah maal-qabeen rer Israail ah Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett ayaa ku eedeeyay Iiraan inay ka dambaysay shirqool la sheegay in lagu doonayay in lagu khaarajiyo maal -qabeen u dhashay Israa’iil oo ku sugnaa Qubrus. Xafiiska Mr Bennet ayaa isku deyygan khaarijin ku […]

- Advertisement -

Israail oo ku eedeysay Iiran inay ka dambeysay shirqool ka dhan ah maal-qabeen rer Israail ah

Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett ayaa ku eedeeyay Iiraan inay ka dambaysay shirqool la sheegay in lagu doonayay in lagu khaarajiyo maal -qabeen u dhashay Israa’iil oo ku sugnaa Qubrus.

- Advertisement -

Xafiiska Mr Bennet ayaa isku deyygan khaarijin ku tilmaamay mid argigixiso ah oo ay dowladda Iiran amarkeeda lahayd.

Mr sagi ayaa loo sheegay in lagu raadjoogo saas awgeedna uu ka baxsaday dalka qubrus ka hor inta weerarka lagu qaadin, dowladda iiran ayaa eedeymahaasi ku tilmaamtay kuwo aan raad iyo sal ytoona lahayn. Dhacdadan ayaa la sheegay in loo qabatay nin kasoo jeeda dalka Azerbaijani balse watay basaboor rush waxaana lagu qabtay barstool aan dhawaaqeeda la maqlayn.

Latest stories