HomeCaalamkaIiraan oo shuruurd hor leh ku xirtay wada-hadalladii nukliyeerka iyo sababta keentay

Iiraan oo shuruurd hor leh ku xirtay wada-hadalladii nukliyeerka iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Hossein Amir-Abdollahian ayaa sheegay in saraakiisha Mareykanka ay bishii la soo dhaafya isku dayeen inay kala hadlaan soo celinta wada hadallada nukliyeerka, balse uu ku xiray shuruud adag, oo hore la isku mari waayay. Wasiirka ayaa sheegay in Mareykanku uu ku qasban yahay in Iiraan uu siiyo lacag dhan $10 […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Hossein Amir-Abdollahian ayaa sheegay in saraakiisha Mareykanka ay bishii la soo dhaafya isku dayeen inay kala hadlaan soo celinta wada hadallada nukliyeerka, balse uu ku xiray shuruud adag, oo hore la isku mari waayay.

Wasiirka ayaa sheegay in Mareykanku uu ku qasban yahay in Iiraan uu siiyo lacag dhan $10 bilyan oo doollar oo uu hore uga xayiray dalkaas.

- Advertisement -

Iiraan ayaa hore u diidday wada hadallo toos ah oo lala galo Mareykanka, sidoo kalena wada hadallo aan toos ahayn oo lagu soo celin lahaa heshiiska nukliyeerka ee 2015 ayaa dhicisoobay bishii June ee sanadkan.

Sida laga soo xigtay warbaahinta Iiraan, bishii la soo dhaafay QM iyo Mareykanka ayaa isku dayay inay la xiriiraan wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda ee Iiraan Hossein Amir-Abdollahian, iyagoo u maraya dhex dhexaadiyeyaasha.

Balaayiin doollar oo Iiraan ka soo galay dhoofinta shidaalka ayaa ku xayiran bankiyo dibadda ah kaddib cunaqabateyntii uu Mareykanku saaray dalkaas.

Latest stories