HomeCaalamkaXiisad ka soo dhex cusboonaatay Dowladda Shiinaha iyo Taiwan

Xiisad ka soo dhex cusboonaatay Dowladda Shiinaha iyo Taiwan

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Taiwan ayaa Shiinaha ku eedeysay gardarro aan geedi loogu soo gaban kadib markii tiro aan hore loo arag oo ka mid ah diyaaradaha militariga Shiinaha ay u tallaabeen aaga difaaca hawada taiwan.

Ra’iisul Wasaaraha Taiwan, Su Tseng-chang, ayaa sheegay in Shiinaha uu dhaawacay nabadda gobolka inta uu ku guda jiray falalka cagajuglaynta.

- Advertisement -

Taiwan ayaa sheegtay in ay diginin u dirtay 38 diyaaradood oo ah kuwa dagaalka ee Shiinaha leeyihiin kuwaasi oo soo galay hawadeeda.

Latest stories