HomeWararFaah faahin:-Shil sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dowlad Deegaanka

Faah faahin:-Shil sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dowlad Deegaanka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka aan ka heleyno inta u dhexeeysa degmada dhagaxbuur iyo Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saakay uu ka dhacay Shil gaari oo khasaaro dhaliyey. Shilkaan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, ka gadaal markii ay isku dhaceen laba gaari oo ku socday xawaare sare oo mid uu […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno inta u dhexeeysa degmada dhagaxbuur iyo Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saakay uu ka dhacay Shil gaari oo khasaaro dhaliyey.

Shilkaan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, ka gadaal markii ay isku dhaceen laba gaari oo ku socday xawaare sare oo mid uu ahaa Bas, xili ay iska hor yimideen, wuxuuna sigaar ah Shilka uga dhacay inta u dhexeeysa dhagaxbuur iyo Magaalada Jigjiga.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku geeriyooday Shilkaas dhacay, halka Afar qof kalena dhaawacyo soo gaareen, kuwaasi oo durbadiiba ay gurmad u sameeyeen dad goobta ka Agdhawaa, iyagoona geeyay Isbitaal.

Sawirro lasoo qaaday ayaa muujiyay burbur gaaray gaadiidka isku dhacay ee ku socday xawaaraha dheereeya, isla markaana waxaa goobta Shilka ka dhacay tegay Ciidanka Ilaalada waddooyinka ee dowlad deegaanka Soomaalida oo labada gaari jiiday.

Dhowr mar oo horey ayaa sidaan oo kale waxaa ay shilal uga dhaceen deegaano iyo Magaalooyin ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana inta badan shilalka loo sababeeyay darawalada oo gaadiidka xawaare ku wada.

Latest stories