HomeCaalamkaDoorasho ay ku tartamayaan 284 Musharrax oo Maanta ka bilaabatay Qatar

Doorasho ay ku tartamayaan 284 Musharrax oo Maanta ka bilaabatay Qatar

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Doorashada Golaha Shuurada Qadar oo ah tii ugu horreysay oo nooceeda ah ayaa saakay ka bilaabatay halkaas, taas oo ay ku tartamayaan 284 musharrax, kuwaa oo laga dooran doona 30 qof oo kaliyah. Doorashada Golaha Shuurada Qadar ayaa ka dhaceyso 30 degmo, ololaha doorashadu ayaan ku koobneen goobaha Codbixinta dadweynaha wareegay labaad ayaa sida uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Doorashada Golaha Shuurada Qadar oo ah tii ugu horreysay oo nooceeda ah ayaa saakay ka bilaabatay halkaas, taas oo ay ku tartamayaan 284 musharrax, kuwaa oo laga dooran doona 30 qof oo kaliyah.

Doorashada Golaha Shuurada Qadar ayaa ka dhaceyso 30 degmo, ololaha doorashadu ayaan ku koobneen goobaha Codbixinta dadweynaha wareegay labaad ayaa sida uu qorsha yahay ka dhacayaa baraha bulshada, halkaas oo noqoneysa fagaaraha lagu falanqeeyo Doorashada Golahan.

- Advertisement -

Musharaxiintan ayaa waxaa ku jiraan 28 haween ah, kuwaa oo doonaya in ay ku guuleystaan qaar ka mid ah ​​30-kan kursi.

Dardar galinta doorashada Golahan ayaa sida lasheegay ka yimid Amiirka Dawladda Qadar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani.

Ololaha doorashada oo bilaabmay bartamihii Bishii Sebtembar ee tagtay ayaa socotay  muddo laba toddobaad ah, taasi oo maanta si rasmi ah u bilaabatay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts