HomeCaalamkaYaa natiijada hordhaca ah loogu doortay Ra’iisul Wasaaraha dalka Jarmalka?

Yaa natiijada hordhaca ah loogu doortay Ra’iisul Wasaaraha dalka Jarmalka?

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Hoggaamiyaha bidix dhexe ee, Olaf Scholz, ayaa u sheegay taageerayaal tiro badan oo sacbinayey, inuu ku faraxsan yahay natiijada uu ka keenay xisbiga doorashadii dhacdey maanta. Wuxuu tilmaamey Scholz inuu aad ula dhacey muwaadiniinta dalka Jarmalka, iney u codeeyeen xisbigooda, sidii ay kal horaba uggu codeyn jireen, isagoo intaa raaciyey in xisbiga ay haatan xaaladdiisu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha bidix dhexe ee, Olaf Scholz, ayaa u sheegay taageerayaal tiro badan oo sacbinayey, inuu ku faraxsan yahay natiijada uu ka keenay xisbiga doorashadii dhacdey maanta.

Wuxuu tilmaamey Scholz inuu aad ula dhacey muwaadiniinta dalka Jarmalka, iney u codeeyeen xisbigooda, sidii ay kal horaba uggu codeyn jireen, isagoo intaa raaciyey in xisbiga ay haatan xaaladdiisu tahay mid aad u wanaagsan.

- Advertisement -

Isagoo hadalkiisa sii wata, ayuu hoggaamiye Scholz wuxuu ku macneeyey natiijada doorashada ee maanta dhacdey mid guul ah.

Wuxuu carabka ku dhuftey in codbixiyeyaasha ay muujiyeen sida ay isaga u doonayaan inuu noqdo ra’iisal wasaaraha xiga ee Jarmalka, marka ay ka dagto xilka ra’iisal wasaarenimada, haweeneyda Angela Merkel, oo muddo dhan 16 sano dalkan soo hoggaamineysay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts