HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Guddi cusub (Wareegto)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Guddi cusub (Wareegto)

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Baay, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiye ku-xigeenkii hore. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen ayaa waxaa xilka Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Baay ee Koonfur Galbeed loogu magacaabay Isaaq Maxamed Isaaq oo bedelaya Guddoomiye […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Baay, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiye ku-xigeenkii hore.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen ayaa waxaa xilka Guddoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka Baay ee Koonfur Galbeed loogu magacaabay Isaaq Maxamed Isaaq oo bedelaya Guddoomiye ku-xigeenkii hore.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa isla Maanta magacaabay Guddiga adeega Garsoorka deegaanada Maamulkaas .

Guddiga uu magacaabay Lafta-gareen ayaa ka kooban 7-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Axmed Cali Muuse, isla markaana waxaa Guddiga qeyb ka ah Xeer ilaaliyaha guud ee Maamulka Koonfur Galbeed Aadan Mukhtaar Suuriye.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

- Advertisement -

Latest stories