HomeCaalamkaMareykanka iyo Faransiiska oo wada qorshe lagu soo afjarayo Khilaafka taagan

Mareykanka iyo Faransiiska oo wada qorshe lagu soo afjarayo Khilaafka taagan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Faransiiska iyo Mareykanka ayaa dadaal u galay sidii loo soo afjari lahaa khilaaf soo billowday isbuucii hore iyadoo lagu dhawaaqay heshiiska difaaca Aukus ee u dhexeeya Mareykanka, UK iyo Australia. Heshiiska ayaa waxaa ka carooday Faransiiska ka dib markii uu meesha ka baxay heshiis qiimihiisu gaaraya $ 37bn (£ 27bn) si Australia loogu sameeyo gujisyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faransiiska iyo Mareykanka ayaa dadaal u galay sidii loo soo afjari lahaa khilaaf soo billowday isbuucii hore iyadoo lagu dhawaaqay heshiiska difaaca Aukus ee u dhexeeya Mareykanka, UK iyo Australia.

Heshiiska ayaa waxaa ka carooday Faransiiska ka dib markii uu meesha ka baxay heshiis qiimihiisu gaaraya $ 37bn (£ 27bn) si Australia loogu sameeyo gujisyo badda hoosteeda mara.

- Advertisement -

Paris waxay sheegtay inay ogaatay saacado uun ka hor shaacinta heshiiska.

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Faransiiska ayaa hadda soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku sheegayaan in xaaladdu lagu dejiyo wada -tashiyo furan oo dhex mara xulafada.

Joe Biden iyo Emmanuel Macron ayaa taleefanka ku wada hadlayay nus saac Arbacadii. Labada hogaamiye ayaa sidoo kale ku kulmi doona Yurub dhammaadka bisha soo socota.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts