HomeCaalamkaMilateriga Suudaan oo lagu boggaadiyay tallaabo adag oo ay qaadeen

Milateriga Suudaan oo lagu boggaadiyay tallaabo adag oo ay qaadeen

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan ayaa militeriga Suudaan ku bogaadisay tallaabadii ay shaley ku is hor istaageen in afgembi uu ka dhaco dalkaas. Maryam Al Sadiq Al Mahdi oo la hadleysay BBC ayaa sheegtay in arrintani ay muujineyso in militeriga ay ka go’antahay ilaalinta dowladda kumeel gaarka ah ilaa laga helayo mid dimuqraadi ah. Waxay intaas […]

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan ayaa militeriga Suudaan ku bogaadisay tallaabadii ay shaley ku is hor istaageen in afgembi uu ka dhaco dalkaas.

Maryam Al Sadiq Al Mahdi oo la hadleysay BBC ayaa sheegtay in arrintani ay muujineyso in militeriga ay ka go’antahay ilaalinta dowladda kumeel gaarka ah ilaa laga helayo mid dimuqraadi ah.

- Advertisement -

Waxay intaas ku dartay in militeriga ay ka hortageen isku daygii afgembi ay horkacayeen saraakiil ka tirsan ciidamada.

Wasiirka arrimaha dibadda waxay sidoo kale sheegtay in ciidankii waday falalkaas ay qabsadeen goobo muhiim ah isla markaana ay qarka u saarnaayeen in afgembi ay ku dhawaaqaan.

Latest stories