HomeCaalamkaKhaliifa Xaftar oo aqbalay shuruud lagu xiray si uu Madaxweyne ugu tartamo

Khaliifa Xaftar oo aqbalay shuruud lagu xiray si uu Madaxweyne ugu tartamo

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Janaraalka hoggaamiye kooxeedka ah ee Liibiya, Khalifa Haftar, ayaa qaaday tallaabo u suurtagalin karta inuu ka qayb galo tartanka doorashada xilka madaxweynaha ee la filayo inay dhacdo bisha December.

Khalifa Haftar ayaa sheegay inuu ka tanaasulayo doorkiisa dhinaca militariga, sidaasna uu ku joojin doono dhammaan “waajibaadkii ciidannimo”.

- Advertisement -

Waxa uu u muuqdaa inuu ka faa’iideysanayo shuruucda cusub ee muranka dhaliyay.

Dadka falanqeeya arrimaha Liibiya ayaa sheegay in qabsoomidda doorashada ay shaki gelinayaan ismaandhaafka u dhaxeeya dhinacyada siyaasadda ee dalkaas.

Haftar oo doonayay inuu Liibiya ku qabsado ciidamo xoog leh oo taageero ka heystay Ruushka iyo dalal ka tirsan carabta ayaa la jabiyay kaddib markii uu Turkiga la dagaallamay.

Latest stories