HomeWararSaxiibada Beesha Caalamka oo kulan khadka Internet-ka ah la yeeshay Madaxweynaha Hirshabeelle

Saxiibada Beesha Caalamka oo kulan khadka Internet-ka ah la yeeshay Madaxweynaha Hirshabeelle

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Saaxiibbada Soomaaliya ee Caalamka ayaa maanta kulan khadka Internet-ka ah la yeeshay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, waxaana ay kala hadleen arrimo ku aaddan doorashada xubnaha aqalka sare ee kasocota Magaalada Jowhar ee xarunta u ah Maamulkaasi. Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa  waxaa ay soo dhoweeyeen dadaalada Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen ee ku aaddan dhammeystirka doorashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saaxiibbada Soomaaliya ee Caalamka ayaa maanta kulan khadka Internet-ka ah la yeeshay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, waxaana ay kala hadleen arrimo ku aaddan doorashada xubnaha aqalka sare ee kasocota Magaalada Jowhar ee xarunta u ah Maamulkaasi.

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa  waxaa ay soo dhoweeyeen dadaalada Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen ee ku aaddan dhammeystirka doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Hirshabeelle iyo dardargelinta doorashooyinka Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale kulanka looga hadlay dadaalladiisa joogtada ah ee uu ku gaarayo dhammaan beelaha iyo sida ay uga go’an tahay in la xaqiijiyo qoondada haweenka ee boqolkiiba 30-ka ah ee baarlamaanka Soomaaliya.

Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ka socda doorashada kuraasta Aqalka sare, ee xubnaha baarlamaanka soo socda kasoo galaya Hirshabeelle,waxaana Magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi lagu doortay inta badan kuraastaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts