HomeWararRW Rooble iyo Madaxweyne Qoorqoor oo heshiiis gaaray

RW Rooble iyo Madaxweyne Qoorqoor oo heshiiis gaaray

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xsueen Rooble iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan ay yeesheen xalay waxaa lagu xaliyay sida la sheegay madmadowgii u dhaxeeyay Rooble iyo Qoorqoor.

Warar hoose oo soo baxaya ayaa tilmaamaya in labada mas’uul uusan xiiriirkoodu wanaagsanayn,tan iyo markii uu soo ifbaxay khilaafka Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha, waxaana la sheegay in madmadowga siyaasadeeed ee soo kala dhex galay Madaxweynaha Galmudug iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda uu ka dhashay qaabka uu qoorqoor u wajahay dhex-dhexaadnimadiisa.

- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxaa lagu dhaliilay dhex-dhexaadintiisa, waxaana warar hoose oo soo baxay ay sheegayen in uu dhanka Madaxweynaha lasafnaa.

Dhinacyo kala duwan oo isugu jiray siyaasiyiin iyo dad kale ayaa ku dhaliilayay Maadaxweyne Qoorqoor inaanu doorkiisii saxda ahaa qaadanin, laakiin hada sida muuqata howshaas ay ka heshiiyeen isaga iyo Ra’iisul Wasaaraha.

 

Latest stories