HomeWararHabraacii doorashada Aqalka sare ee Xubnaha Somaliland oo wax ka beddel lagu...

Habraacii doorashada Aqalka sare ee Xubnaha Somaliland oo wax ka beddel lagu sameeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed ayaa dib u sixid ku sameeyay habraacii doorashada Aqalka Sare ee xubnaha Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Qodob ka mid ah Qodobadii Habraacii shalay soo baxay ayaa is beddal lagu sameeyay,gaar ahaan qodobka labaad ee habraaca doorashada. Waxaana lagu soo daray qodob dhigaya in   liiska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed ayaa dib u sixid ku sameeyay habraacii doorashada Aqalka Sare ee xubnaha Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Qodob ka mid ah Qodobadii Habraacii shalay soo baxay ayaa is beddal lagu sameeyay,gaar ahaan qodobka labaad ee habraaca doorashada.

- Advertisement -

Waxaana lagu soo daray qodob dhigaya in   liiska xubnaha u tartamaya Aqalka Sare inay u gudbinayaan Ra’iisul Wasaaraha si uu ula hubiyo liiska si waafaqsan heshiiskii 27 May ee Madasha Wadatashiga Qaran.

Habraacii ay shalay soo saareen Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed ayaa waxaa ka maqnaa doorka Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble,  waxaana tan iyo markii u soobaxay Habraaca doorashada xubnaha aqalka sare ee Gobolada Waqooyi la isla dhexmarayay hadalhaynta ku aaddan ku aaddan kaalinta Rooble ee meesha ka maqan, inkastoo hadda dib u sixid lagu sameeyay.

Hoos ka akhriso War-saxaafgadeedka

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts