HomeWararMadaxweyne Laftagareen oo ka warbixiyay kulankii uu laqaatay Safiirka Itoobiya

Madaxweyne Laftagareen oo ka warbixiyay kulankii uu laqaatay Safiirka Itoobiya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa warbixin guud ka bixiyay waxyaabihii ayka wada hadleen Safiirka Dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya  Cabdifataax Sheekh Cabdullaahi, oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo. Madaxweyne laftagareen ayaa  sheegay inay ka wada hadleen xiriirka dheer iyo wadashaqeynta wanaagsan ee ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya iyo arrimo la […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa warbixin guud ka bixiyay waxyaabihii ayka wada hadleen Safiirka Dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya  Cabdifataax Sheekh Cabdullaahi, oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo.

Madaxweyne laftagareen ayaa  sheegay inay ka wada hadleen xiriirka dheer iyo wadashaqeynta wanaagsan ee ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya iyo arrimo la xiriira doorashooyinka.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray inay ka wada hadleen arrimo ku saabsan amniga guud ee degaannada Koonfur Galbeed iyo kan doorashooyinka.

Latest stories