HomeWararMareykanka oo ka hadlay Khilaafka xoogan ee u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble

Mareykanka oo ka hadlay Khilaafka xoogan ee u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreeysay ka hadashay khilaafka xoogan ee u  dhexeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Qoraal kasoo baxay Mareykanka ayaa waxaa Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble loogu baaqay inay si nabad ah ku xaliyaan khilaafkooda oo salka ku haaya kiiska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreeysay ka hadashay khilaafka xoogan ee u  dhexeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.

Qoraal kasoo baxay Mareykanka ayaa waxaa Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble loogu baaqay inay si nabad ah ku xaliyaan khilaafkooda oo salka ku haaya kiiska Ikraan Tahliil Faarax iyo Awoodaha dhinaca sharciga ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Mareykanka ayaa labada Mas’uul ka dalbaday inay diirada saaraan arrimaha doorashooyinka dalka ka dhacaya Soomaaliya, si aysan dib u dhac ugu imaan doorashada oo la sheegay inay dib u dhici karto sababo la xiriira khilaafka Madaxda.

Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu guuldareystay in xal buuxa laga gaaro, kadib dadaalo maalmo qaatay oo labada dhinac ka wadeen Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed iyo Mas’uuliyiin kale.

Khilaafka ayaa sii xoogeystay, kadib markii Farmaajo hakiyay awoodaha Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaana saacado kadib tallaabadaas ka jawaabay Rooble oo sheegay in Madaxweynaha uu wado Jabinta heshiisyadii doorashada, carqaladaynta hawlaha Xukuumadda iyo abuurista xasilooni darro.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts