HomeWararTOOS:-Doorashada Aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeelle oo bilaabatay

TOOS:-Doorashada Aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeelle oo bilaabatay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee laga soo dooranayo deegaanada Hirshabeelle ayaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas. Doorashada saddex kursi oo kamid ah 8 kursi ee Hirshabeelle ee Aqalka Sare ayaa goor dhow ka bilaabatay Howlka Xarunta Baarlamaanka Maamulka, waxaana Xildhibaanada ay dooranayaan Musharaxiinta dooneysay inay kamid noqdan Aqalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee laga soo dooranayo deegaanada Hirshabeelle ayaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas.

Doorashada saddex kursi oo kamid ah 8 kursi ee Hirshabeelle ee Aqalka Sare ayaa goor dhow ka bilaabatay Howlka Xarunta Baarlamaanka Maamulka, waxaana Xildhibaanada ay dooranayaan Musharaxiinta dooneysay inay kamid noqdan Aqalka Sare.

- Advertisement -

Musharaxiinta kursiga koowaad ku tartamaya ayaa waxaa kamid ah;

1- Muuse Suudi Yalaxow

2- Cabdullahi Sheekh Xasan

- Advertisement -

3- Axmed Xasan Cadow Daaci iyo 4 Dr. Xasan Cadaay Cali.

Kursiga labaad ee doorashada ayaa waxaa ku tartamaya

  1. Maxamed Cusmaan Dhega-Juun
  2. Nuur Maxamed Geedi (Canjeex)

Sidoo kale waxaa kursiga saddexaad ku tartamaya Musharaxiinta kala:

  1. Fartuun C/Qaadir Faarah Karaama iyo
  2. Sacdlya Yarrow Aadan

Ammaanka guud ee Caasimadda Maamulka ayaa siweyn loo adkeeyay, isla markaana waxa sugida amniga iska kaashanaya laamaha amniga Maamulkaas iyo kuwa Booliska dowladda Federaalka ee Haramcad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts