HomeCaalamkaNin ku hubeysnaa Mindiyo badan oo lagu qabtay Magaalo ku taal Mareykanka

Nin ku hubeysnaa Mindiyo badan oo lagu qabtay Magaalo ku taal Mareykanka

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Booliska Maraykanka ee US Capitol Police ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen Nin ka soo jeeda Gobalka California oo  tiro Mindiyo iyo Maqaro ku dhex watay gaarigiisa oo uu dhigay meel ku dhow Xarumaha Dhexe ee Guddiga The Democratic National Committee (DNC) ee magaallada Washington DC. Eedeysanaha ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Donald Craighead oo […]

- Advertisement -

Booliska Maraykanka ee US Capitol Police ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen Nin ka soo jeeda Gobalka California oo  tiro Mindiyo iyo Maqaro ku dhex watay gaarigiisa oo uu dhigay meel ku dhow Xarumaha Dhexe ee Guddiga The Democratic National Committee (DNC) ee magaallada Washington DC.

Eedeysanaha ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Donald Craighead oo 44 jir ah,  kana soo jeeda magaalladda Oceanside ee Gobalka California waxaa loo xiray sababo la xiriirta inuu haystay Hub sharci-daro ah.

- Advertisement -

Eedeysanaha oo ka soo jeeda Degmadda Oceanside ee Gobalka California  ayaa waxaa uu watay Gaari dusha furan oo noociisu ahaa Dodge Dakota pickup truck.

Boliska ayaa waxaa ay tuhunsan yihiin in Ninkaasi ka tirsan yahay Kooxda rumeysan Sarraynta Dadka Caddaanka ee Cusuriga a uu qorsheynayey inuu geysto Weerar.

Latest stories