HomeCaalamkaHindiya oo walaac hor leh ka muujisay qabsashada Taalibaan ee Afghanistan

Hindiya oo walaac hor leh ka muujisay qabsashada Taalibaan ee Afghanistan

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Hoggaamiyayaasha India ayaa si walaac leh u eegaya qabsashada Taalibaan ee, ayaga oo ka cabsi qaba inay u faa’iideyn karto Pakistan, islamarkaana hurin karto muqaawamonimada gobolka Kashmir ee lagu muransan yahay. Jeneraal Deependra Singh Hooda, oo ah taliyihii hore ee militariga India ee waqooyiga intii u dhaxeysay 2014-2016, ayaa sheegay in kooxaha mintidiinta ah ee […]

- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha India ayaa si walaac leh u eegaya qabsashada Taalibaan ee, ayaga oo ka cabsi qaba inay u faa’iideyn karto Pakistan, islamarkaana hurin karto muqaawamonimada gobolka Kashmir ee lagu muransan yahay.

Jeneraal Deependra Singh Hooda, oo ah taliyihii hore ee militariga India ee waqooyiga intii u dhaxeysay 2014-2016, ayaa sheegay in kooxaha mintidiinta ah ee ku sugan xuduudda Pakistan “ay isku dayi doonaan inay dagaal-yahano dheeri ah kusoo riixaan” Kashmir, kadib qabsashadii Taalibaan ee Afghanistan.

- Advertisement -

Hooda ayaa sheegay inaan weli la saadaalin karin haddii qulqulka dagaal-yahanadaas ee Kashmir “ay tiri ahaan noqon karaan kuwa awooda inay abuuraan xasillooni darro,” islamarkaana horseedaan isku dhac militari.

Dalalka deriska ah ee India iyo Pakistan ayaa laba dagaal uu ku dhex-maray gobolka Kashmir oo ay kala maamulaan laba qeyb, balse ay labaduba si buuxda u sheegtaan.

Saraakiisha India ayaa ka welwelsan in Afghanistan oo ay xukumayaan Taalibaan ay noqon karto saldhig ay dagaal-yahanada Kashmir isku soo abaabulaan.

Latest stories