HomeCaalamkaRa'iisul wasaare Israa'iil ka socda oo 10-sano kadib booqasho rasmi ah ku...

Ra’iisul wasaare Israa’iil ka socda oo 10-sano kadib booqasho rasmi ah ku tagay Masar

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett, ayaa wadahadalo kula leh Madaxweynaha Masar Abdul Fattah al-Sisi magaalada loo dalxiis tago ee Badda Cas ee Sharm el-Sheikh.

Waa safarkii ugu horreeyay ee rasmi ah oo uu ra’iisul wasaare Israa’iil ku tago Masar muddo toban sano ah.

- Advertisement -

Madaxtooyada Masar ayaa sheegtay in labada hoggaamiye ay ka wada hadli doonaan arrimaha labada dhinac iyo gobolka, iyo sidii loo soo nooleyn lahaa geeddi-socodka nabadda ee Israa’iil iyo Falastiin.

Mr Bennett, oo Bishii Lixaad beddelay Benjamin Netanyahu, ayaa bishii hore aqbalay casuumaad uu ku tagayo dalka Masar.

Mr Netanyahu ayaa ahaa madaxii ugu dambeeyay ee Israa’iil oo booqasho rasmi ah ku taga Masar sannadkii 2011-kii, markaas oo uu la kulmay madaxweynihii xilligaas Xusni Mubaarak, wax ka yar bil, ka hor intii aan xukunka laga tuurin.

- Advertisement -

 

 

 

Latest stories