HomeWararKuxigeenka xoghayaha guud ee QM Aamina Jane oo ka warbixisay la kulankeedii...

Kuxigeenka xoghayaha guud ee QM Aamina Jane oo ka warbixisay la kulankeedii Farmaajo iyo Rooble

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Iyadoo shalay ay Muqdisho soo gaartay Kuxigeenka xoghayaha guud ee QM Aamina Jane Mohamed, ayaa waxaa ay ka warbixisay kulamadii ay la yeelatay madaxda Soomaalida sida Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad goboleedyada dalka. War-saxaafadeed ay soo saartay Kulanka ka dib ayaa waxaa ay sheegtay in Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo shalay ay Muqdisho soo gaartay Kuxigeenka xoghayaha guud ee QM Aamina Jane Mohamed, ayaa waxaa ay ka warbixisay kulamadii ay la yeelatay madaxda Soomaalida sida Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad goboleedyada dalka.

War-saxaafadeed ay soo saartay Kulanka ka dib ayaa waxaa ay sheegtay in Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda golaha wadatashiga qaranka, waxaana ay war-saxaafadeedka ay ku sheegtay Aamina in mas’uuliyiintu ay muujiyeen hogaamin weyn iyo ka go’anaasho si loo hormariyo ka qaybgalka haweenka ee Siyaasadda oo ay kujiraan talaabooyin gaar ah sida dhimista lacagta laga qaadayo musharaxiinta haweenka ah.

- Advertisement -

“Ra’iisul Wasaare Rooble iyo madaxda golaha wadatashiga qaranka waxay muujiyeen hogaamin weyn iyo ka go’anaasho si loo hormariyo ka qaybgalka haweenka ee Siyaasadda oo ay kujiraan talaabooyin gaar ah sida dhimista lacagta laga qaadayo musharaxiinta haweenka ah, iyo magacaabista xubno u doodaya in wax weyn lagu daro arrintaasi waxaa kaloo muhiim ah in leysku raaco hab gaar ah oo lagu gaari karo qoonada 30% doorashada soo socota” sidaa ayay tiri Amina Jane

Sidoo kale Mar wax laga weydiiyay arrinta Marxuumad Ikran Tahliil, ayay ku xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey waxay sheegtay in ku sareynta Sharciga iyo Helida Caddaaladdu tahay mid muhiim ah si looga hortago fowdada iyo ku xadgudubka xuquuqda Haweenka oo dhan.

“Waxaan ku kalsoonahay hoggaanka Soomaaliya inay dejiyaan xiisad kasta ayna ka fogaadaan talaabo horseedi karta rabshado oo dib u dhac ku keeni karta doorashada ama wiiqi karta kalsoonideeda”ayay tiri Amina Jane Mohamed

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts