HomeWararHadal Jeedinta Xubnaha Musharixiinta Aqalka sare ee Hirshabeelle oo  ka socota Jowhar

Hadal Jeedinta Xubnaha Musharixiinta Aqalka sare ee Hirshabeelle oo  ka socota Jowhar

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.

Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?

Jeexjeexyada maqaarka waa xarriiqo caadi ah oo ka dhalan kara miisaan isbeddel uur, koritaanka jirka ama arrimo hidde-side ah Laakiin maxa sababa, yaase ugu badan mase dhab ahaan waa la daaweyn karaa?

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabeelle waxaa si toos ah uga socota hadal jeedinta Xubnaha u tartamaya kuraasta aqalka sare ee ka imaanaya Hirshabeelle. Goobta ay ka dhacayso hadal jeedinta Musharixiinta  u tartamaya aqalka sare ayaa waxaa ka sugan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulkaasi, waxaana sidoo kale joobjog ah ah guddiga doorashooyinka Heer Federaal iyo […]

- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabeelle waxaa si toos ah uga socota hadal jeedinta Xubnaha u tartamaya kuraasta aqalka sare ee ka imaanaya Hirshabeelle.

Goobta ay ka dhacayso hadal jeedinta Musharixiinta  u tartamaya aqalka sare ayaa waxaa ka sugan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulkaasi, waxaana sidoo kale joobjog ah ah guddiga doorashooyinka Heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed.

- Advertisement -

Xubnaha tartamaya oo horay loo diiwaan galiyay ayaa waxaa Guddigu ay sheegeEn in si caddaalad ah loo soo gudbiyay Xubnaha, waxaana mas’uuliyiinta ka tirsan Guddiga oo madasha hadal jeedinta ka hadlay ay sheegen in Doorashadu ay si caddaalad ah ku dhici doonto, isla markaana ay dhankooda mas’uuliyad iska saari doonaan.

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa degaanadiisa taalla sided kursi oo aqalka sare ah, kuwaasi oo la filayo in manta doorashadoosi ka dhacdo Jowhar oo ah xarunta maamulkaasi.

Horay maamulada kale ee qaybta ka ah Dwoaldda federaalka ayay intooda badani ka dhaday Doorashada Aqalka sare, waxaana harsan oo kaliya Somaliland iyo Hirshabeelle,oo hadda doorashadi si tooas ay uga billaabatay.

Latest stories