HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo quus ka muujisay xaaladda ka jirta Yeman

Qaramada Midoobay oo quus ka muujisay xaaladda ka jirta Yeman

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ergeyga cusub ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, u magacaabay dalka Yeman ayaa sheegay in waddanka ugu saboolsan Carabta ay ku xiran tahay nabad galyadiisa sida ay u istaagan colaadda weli ka socda dalkaas. Hans Gruenberg, oo ah diblomaasi u dhashay dalka Sweden ayaa xilka qabtay shan maalmood ka hor ka, waxaana uu horrey u […]

- Advertisement -

Ergeyga cusub ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, u magacaabay dalka Yeman ayaa sheegay in waddanka ugu saboolsan Carabta ay ku xiran tahay nabad galyadiisa sida ay u istaagan colaadda weli ka socda dalkaas.

Hans Gruenberg, oo ah diblomaasi u dhashay dalka Sweden ayaa xilka qabtay shan maalmood ka hor ka, waxaana uu horrey u soo noqday danjiraha Midowga Yurub ee Yeman tan iyo 2019.-kii.

- Advertisement -

Hadal uu siiyay golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayuu ku yiri xasilloonida Yeman wax aay ku xiran tahay sida ay u istaagaan dagaallada Yeman oo billowday sannadkii 2014-kii haddana socda wax ka badan lix sanno.

Dagaalka sokeeye ee ka socda dalka Yemen ayaa billowday bishii March 2014 markii fallaagada Xuutiyiinta ee Iiraan ay taageerto ay qabsadeen caasimadda Sanca iyo inta badan waqooyiga dalka, taasoo ku qasabtay dowladda Madaxweyne Cabdi Rabbuu Mansuur Haddi, inay u guurto dhanka koonfureed ee isla dalka, ka dibna uu saldhigta dalka Sacuudiga.

Si loo muujiyo sida ugu wanaagsan ee loo sii socon karo, ayuu sheegay inuu qorsheenayo inuu dib u eego wixii ka qabsoomay iyo waxa aan qabsoomin, uuna dhageysto dadka u dhashay dalka Yeman oo iyaga la rabo in ay xaaladda door ku yeeshaan.

Latest stories