HomeWararMaxaa looga hadlay shirkii ay Muqdisho ku yeesheen Taliyeyaasha Ciidanka Dowladda?

Maxaa looga hadlay shirkii ay Muqdisho ku yeesheen Taliyeyaasha Ciidanka Dowladda?

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliyaasha ciidamada Milatryga, Booliiska, Asluubta iyo Taliyaha NISA Yaasiin Fareey ee uu soo magacaabay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi maxamed Farmaajo, ayaa maanta shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulanka kadib ayaa waxaa warbaahinta lahadlay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, waxaana uu si guud kaga warbixiyay kulanka iyo waxyaabihihii ay iska wareysteen, isagoo intaas ku daray in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaasha ciidamada Milatryga, Booliiska, Asluubta iyo Taliyaha NISA Yaasiin Fareey ee uu soo magacaabay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi maxamed Farmaajo, ayaa maanta shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho.

Kulanka kadib ayaa waxaa warbaahinta lahadlay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, waxaana uu si guud kaga warbixiyay kulanka iyo waxyaabihihii ay iska wareysteen, isagoo intaas ku daray in arrimaha ammaanka ay ka wada hadleen iyo sidii qaybaha kala duwan ee Ciidanku ay ammaanka u sugi lahaayeen.

- Advertisement -

Taliye Xijaar ayaa intaas ku daray in arrimaha ay sida gaar ah uga wada hadleen Taliyeyaashu arrimaha doorashooyinka iyo sidii ammaanka la isaga kaashan lahaa, oo qaybaha kala duwan ee Ciidanku ay isaga gacansiin lahaayeen dhan waliba oo ku aaddan ammaanka.

Si kastaba shirkaan ayaa ahaa mid ka mid ah shirarka caadiga ah ee ay isugu yimaadaan Taliyeyaasha Qaybaha Kala duwan ee Ciidanka dalka, sida Nabad Sugidda,Booliska, Millateriga, Asluubta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts