HomeWararMareykanka oo War kasoo saaray dhismaha Dowladda cusub ee Afganistaan

Mareykanka oo War kasoo saaray dhismaha Dowladda cusub ee Afganistaan

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Mareykanka ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay dhismaha dowladda cusub ee Afganistaan oo la tilmaamay in ay ku jiraan rag lala xiriirinaayo in ay ka qeyb-qaateen dagaladii looga horjeeday ciidamadii Mareykanka ee joogay dalkaasi. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay inay qiimeyneyso ku dhawaaqista Taalibaan ee dhismaha dowladdaasi oo la tilmaamay in aysan ku […]

- Advertisement -

Mareykanka ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay dhismaha dowladda cusub ee Afganistaan oo la tilmaamay in ay ku jiraan rag lala xiriirinaayo in ay ka qeyb-qaateen dagaladii looga horjeeday ciidamadii Mareykanka ee joogay dalkaasi.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay inay qiimeyneyso ku dhawaaqista Taalibaan ee dhismaha dowladdaasi oo la tilmaamay in aysan ku jirin wax dumar ah.

- Advertisement -

Golaha wasiirada ku meel gaarka ah waxaa hogaaminaya Mullah Mohammad Hassan Akhund, oo ku jira liiska madoow ee Qaramada Midoobay iyo ninka loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha Sirajuddin Haqqani, oo ay baadi –goobayaan Hoggaanka Baarista FBI ee Mareykanka.

Dhismaha dowlada cusub oo ka kooban 33 xubnood,waxaa ka mid ah Mullah Mohammad Yaqoob, oo ah wiil uu dhalay Mullah Omar hoggaamiyihii hore ee Taalibaan,waxaana loo doortay Wasiirka Difaaca,halka Wasiirka Maaliyadda loo magacaabay Hedayatullah Badri .

Amir Khan Muttaqi, oo Taliban u qaabilsanaa wadahadaladii waanwaanta ee ka socday Doha,ayaa isna loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Afganistaam.

Latest stories