HomeWararDuqa Muqdisho oo ka Jawaabay Cabasho ay u soo gudbiyeen Bajaajleyda

Duqa Muqdisho oo ka Jawaabay Cabasho ay u soo gudbiyeen Bajaajleyda

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa ka Jawaabay ay u soo gudbiyeen dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta iyo dadweynaha. Qoraal kaaoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in wado Interlog ah saaray Luuq yar oo maritaankiisa dhib ku qabeen Gaadiidka Bajaajka oo ka qeyb qaata koboca dhaqalaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa ka Jawaabay ay u soo gudbiyeen dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta iyo dadweynaha.

Qoraal kaaoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in wado Interlog ah saaray Luuq yar oo maritaankiisa dhib ku qabeen Gaadiidka Bajaajka oo ka qeyb qaata koboca dhaqalaha dadweynaha Muqdisho.

- Advertisement -

Wadadan oo dhirirkeedu dhan yahay 30 Mitir oo u dhexeysa Masaajidka Madoow iyo Sayidka ee degmada Hawlwadaag ayaa durba soo dhaweeyey darawalada gaadiidka Bajaajta iyo dadweynaha.

Sidoo kale Qoraalka ayaa waxaa intaas lagu sii daray in dhismaha wadadaan Interlog ah saaray uu fuliyey Agaasime ku-xigeenka Waaxada Howlaha Farsamada ee Dowladda Hoose Mudane Bashiir Shoombe shuute.

Suuqa yar ee la saaray Interloga ayaa ah mid ay mari karaan oo kaliya gaadiidka Mooto Bajaajta, waxaana uu yahay mid ay Mootooyinka iska sugaan marista wadada, sidoo kalena ah dalcad, iyadoona halkaas ay ka jirtay dhibaato ay ka qabaan Bajaajleyda.

- Advertisement -

Darawalada Mooto Bajaajta ayaa dhowr jeer cabasho kala duwan u gudbiyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish), waxaana xusid mudan in cabashooyinka qaar uu ka Jawaabay Maamulka Gobolka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts