HomeWararMidowga Musharixiinta oo ka hadlay Kiiska Ikraan Tahliil, dalabna u gudbiyay RW...

Midowga Musharixiinta oo ka hadlay Kiiska Ikraan Tahliil, dalabna u gudbiyay RW Rooble

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan Kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsanayd hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA. War-saxaafdadeedka kasoo baxay Midowga Musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay in Golahu uusan ku qanacsanayn qaabka loo baaray kiiska Ikraan Tahliil iyo sido loo soo bandhigay, iyo in dambi ay tahay […]

- Advertisement -

Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan Kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsanayd hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA.

War-saxaafdadeedka kasoo baxay Midowga Musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay in Golahu uusan ku qanacsanayn qaabka loo baaray kiiska Ikraan Tahliil iyo sido loo soo bandhigay, iyo in dambi ay tahay in loo saariyo Al-Shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay Ra’isisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooblee War-saxaafadeed kooda  kaga dalbadeen, Sedex Qodob oo kala ah:

1- in isbeddal lagu sameeyo hoggaan Hay’adda Naabd Sugidda.
2- in kiiska loo saaro Guddi Caalami ah oo Madaxbannaan.
3- in Hay’adda loo magacaabo Hoggaan ay shacabku ku kalsoon yihiin.

Hoos ka akhriso War-saxafadeedka Midowga Musharixiinta

- Advertisement -

Latest stories