HomeCaalamkaMaraykanka oo $60 bilyan ku taageeray Ukraine

Maraykanka oo $60 bilyan ku taageeray Ukraine

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u sheegay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy in Maraykanka ay ka go’an tahay inuu Ukraine ka taageero ilaalinta xuduudaheeda. Madaxweyne Biden ayaa soo gudbiyey 60 bilyan oo dollar oo taageero dhinaca amniga ah, xilli Ukraine ay la tacaalayso xad-gudub kaga imanaya Ruushka. Biden ayaa kulan uu Aqalka Cad kula qaatay madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u sheegay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy in Maraykanka ay ka go’an tahay inuu Ukraine ka taageero ilaalinta xuduudaheeda. Madaxweyne Biden ayaa soo gudbiyey 60 bilyan oo dollar oo taageero dhinaca amniga ah, xilli Ukraine ay la tacaalayso xad-gudub kaga imanaya Ruushka.

Biden ayaa kulan uu Aqalka Cad kula qaatay madaxweynaha Ukraine ka sheegay in “Maraykanka ay ka go’an tahay madax banaanida dhuleed ee Ukraine, xilli ay uu dalkaasi xad-gudub kala kulmayo Ruushka.”
Waxa uu intaas raaciyey “Maanta waxaan ka wada hadlaynaa sida uu Maraykanku ku sii wadi lahaa taageerada Ukraine, xilli uu dalkaasi sii horumarinayo ajendaha isbeddelada dimoqraadiyadda.”

- Advertisement -

Labada hogaamiye oo markii ugu horeysay kulmay illaa markii Biden uu xilka la wareegay ayaa sidoo kale waxaa ajendahooda ku jiray ka hadalka mashuuca dhuumaha saliidda ee Nord Stream 2, kaas oo ah mashruuc ay Ukraine ka baqayso in Ruushku uu adeegsado sidii hub dhinaca siyaasadda ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts