HomeWararKooxda Taalibaan oo la wareegtay Garoonka diyaaradaha Magaalada Kaabul

Kooxda Taalibaan oo la wareegtay Garoonka diyaaradaha Magaalada Kaabul

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Qaar ka mid ah xubnaha hoggaanka Kooxda Taalibaan ayaa la sheegay inay soo gaareen garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kabul, waxayna wariyeyaasha kula hadlayeen dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan.

Wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganeysa Afhayeenka Talaibaan Zabihullah Mujahid ayaa yiri: “Hambalyo Afghanistan … guushan annagaa iska leh”. “Waxaan dooneynaa inaan xiriir wanaagsan la yeelano Mareykanka iyo caalamka.

Isaga oo sii hadlaayay Afhayeenka Kooxda Talaibaan Zabihullah Mujahid ayaa waxaa uu hadalkiisa intaas uu kusii daray “Waxaan soo dhaweyneynaa xiriir diblomaasiyadeed oo wanaagsan dhammaanteen,”.

Militariga Mareykanka ayaa soo afjaray daadgureyntii ay ka wadeen Afghanistan, taas oo ka dhigan in uu soo dhammaaday ololihii uu bilaabay George W Bush wixii ka dambeeyay September 11-keedii labaatan sano ka hor.

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, ayaa soo saaray qoraal kooban oo uu ugu mahadcelinayo dhammaan dadkii ku lug lahaa hawlgalkii daadgureynta ee socday 17 -kii maalmood ee la soo dhaafay, isagoona sheegay ingelinka danbe ee Tallaadada uu khudbad u jeedin doono shacabka reer Mareykan.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories