HomeCaalamkaDuufaan ku dhufatay mareykanka oo khasaaro sababtay

Duufaan ku dhufatay mareykanka oo khasaaro sababtay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Magaalada New Orleans ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ka maqan koronatada waxaana shaqeynaya Matoorada oo kaliya iyadoo duufaanta Ida ay ku dhufutay gobalka Louisiana. Duufaanta Ida ayaa waxa ka dhashay dabaylo xooggan oo xawaare dheeraya ku socda. Duufaanta waxay keentay dabeylo 150mph (240km/h) markii ay dhulka ku soo dhacday waxaana dadka gobolkaas lagula taliyay inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada New Orleans ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ka maqan koronatada waxaana shaqeynaya Matoorada oo kaliya iyadoo duufaanta Ida ay ku dhufutay gobalka Louisiana.

Duufaanta Ida ayaa waxa ka dhashay dabaylo xooggan oo xawaare dheeraya ku socda.

- Advertisement -

Duufaanta waxay keentay dabeylo 150mph (240km/h) markii ay dhulka ku soo dhacday waxaana dadka gobolkaas lagula taliyay inay raadsadaan meelo ay kaga gabbadaan duufaanka dabaylaha xoogan wadata.

Hal qof ayaa ku dhintay daybalaha kaddib markii uu geed ku soo dhacay gurigooda oo ku yaala kaniisadda Ascension, ee aagga Baton Rouge.

Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay in duufaanta Ida ay noqon doonto “mid halis gelisa dadka deegaanka”, iyada oo laga yaabo in burbur aad u weyn ay horseedo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts