HomeCaalamkaCiidamadii ugu dambeeyay ee Ingiriiska oo isaga baxay Magaalada Kaabul

Ciidamadii ugu dambeeyay ee Ingiriiska oo isaga baxay Magaalada Kaabul

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dowlada Britain ayaa soo gabo gabeesay daadgureynta muwaadiniinteeda ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan magaalada Kabul ay dhawaan la wareegeen dagaalyahanada kooxda Taalibaan. Ciidamo badan oo ka socday dalka Britian ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Kabul gaar ahaan garoonka diyaaradaha Hamid Karzai halkaas ay ka wadeen daadgureynta diblumaasiyiinta iyo muwaadiniinta u dhashay dalkaasi. […]

- Advertisement -

Dowlada Britain ayaa soo gabo gabeesay daadgureynta muwaadiniinteeda ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan magaalada Kabul ay dhawaan la wareegeen dagaalyahanada kooxda Taalibaan.

Ciidamo badan oo ka socday dalka Britian ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Kabul gaar ahaan garoonka diyaaradaha Hamid Karzai halkaas ay ka wadeen daadgureynta diblumaasiyiinta iyo muwaadiniinta u dhashay dalkaasi.

- Advertisement -

Diyaaradii ugu dambeesay oo wada ciidamo Biritain ah ayaa ka duushay garoonka diyaaradaha Kabul, waxa ayna Britain soo gabo gabeesay joogitaankeedii dalka Afganistan ay la wareegeen Taalibaan.

Ciidamada Shisheeye gaar ahaan kuwa ka socda dalka Mareykanka ee wali jooga garoonka diyaaradaha Kabul ayaa fursad u heesta in halkaasi sii joogaan ilaa 31-da bishan oo kaliya ka harsan tahay labo maalin.

Waxaana la filayaa in Milatariga Mareykanka isaga baxaan dalka Afganistan waqtigii ku heshiiyeen Mareykanka iyo Taalibaan oo aheyd 31-da bishan, waxaana maamulka garoonka si buuxda ula wareegi doona mamaulka Taliban oo talada Afganistan la wareegtay.

Latest stories