HomeCaalamkaDaalibaan oo amar Culus kasoo saartay garoonka diyaaradaha Kabul

Daalibaan oo amar Culus kasoo saartay garoonka diyaaradaha Kabul

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Hogaamiyeyaasha kooxda Taalibaan, ayaa BBC-da u sheegay in dadka reer Afghanistaan ee tagaya garoonka diyaaradaha Kabul ay yihiin kuwa ay u fududeeyeen Mareykanka iyo xulufadiisa. Waxaa sii adkaaneysa muwaadiniinta reer Afghanistan ee galaya garoonka diyaaradaha Kabul, xitaa haddii ay heystaan oggolaansho ay dalka dibaddiisa uga safri karaan. Kooxda Taalibaan ayaa Tallaadadii ku dhawaaqday in aysan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hogaamiyeyaasha kooxda Taalibaan, ayaa BBC-da u sheegay in dadka reer Afghanistaan ee tagaya garoonka diyaaradaha Kabul ay yihiin kuwa ay u fududeeyeen Mareykanka iyo xulufadiisa.

Waxaa sii adkaaneysa muwaadiniinta reer Afghanistan ee galaya garoonka diyaaradaha Kabul, xitaa haddii ay heystaan oggolaansho ay dalka dibaddiisa uga safri karaan.

- Advertisement -

Kooxda Taalibaan ayaa Tallaadadii ku dhawaaqday in aysan dooneyn in muwaadiniinta Aghanistaan ay dalka ka baxaan.

Weriye ka tirsan BBC-da oo ku sugan Kabul, ayaa sheegaya in ay jiraan warar sheegaya in dadka reer Afgaanistaan oo ay ku jiraan qaar turjumaan u ahaa milatariga Mareykanka oo sheegay in ay haystaan fiisooyin oo iyagana dib loo celinayo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts