HomeCaalamkaMareykanka oo cadaadis lagu saaray daad-gureynta ka socota Afghanistan

Mareykanka oo cadaadis lagu saaray daad-gureynta ka socota Afghanistan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Mareykanka ayaa cadaadis lagu saaray inuu waqti dheeraad ah siiyo daadgureynta ka socota dalka ay Taliban xukumaan ee Afghanistan iyadoo ay soo dhow dahay xilliga kama dambeysta ah ee loo qabtay. Heshiis uu la gaaray Taliban, ayaa dhigaya in Mareykanka uu dalkaasi kaga baxo wiixi loo gaaro 31 August. Balse Faransiiska, UK iyo Jarmalka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mareykanka ayaa cadaadis lagu saaray inuu waqti dheeraad ah siiyo daadgureynta ka socota dalka ay Taliban xukumaan ee Afghanistan iyadoo ay soo dhow dahay xilliga kama dambeysta ah ee loo qabtay.

Heshiis uu la gaaray Taliban, ayaa dhigaya in Mareykanka uu dalkaasi kaga baxo wiixi loo gaaro 31 August.
Balse Faransiiska, UK iyo Jarmalka ayaa dhammaantood sheegay suurtogalnimada in ciidamadu ay sii joogayaan Afghanistan.

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa in muddo 24 saac gudahood ah uu go’aan kaga gaaro in la dheereynayo waqtiga kala bixitaanka ciidamadiisa.

Si kastaba Taliban ayaa BBC-da u sheegtay in muddo kororsigauu meel uga dhacayo heshiiska waxayna ka digeen in cawaaqib xumo lagala kulmi doono haddii ay ciidamadu sii joogaan.

Tobnaan kun oo qof ayaa laga daad gureeyay caasimadda Afghanistan ee Kabul, balse weli qaar kale ayaa ku harsan oo doonaya inay ka baxsdaaan dalkaas iyagoo buux dhaafay garoonka, oo ay ilaaliyaan ciidamada Mareykanka iyo xulafadooda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts