HomeCaalamkaKumannaan qof oo weli ku xayiran Garoonka diyaaradaha Magaalada Kaabul

Kumannaan qof oo weli ku xayiran Garoonka diyaaradaha Magaalada Kaabul

Date:

Related stories

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Kumannaan qof oo doonaya in ay ka baxaan dalka Afqaanistaan ayaa waxay wali ku xanniban yihiin garoonka diyaaradaha ee magaalada Kabul. Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday halkaasi tan toddobaadkii aanu soo dhaafnay. In ka badan 10,000 oo qof ayaa halkaasi laga daad-gureeyay tan iyo Isniintii. Balse waqtiga ayaa imika ciriiri […]

- Advertisement -

Kumannaan qof oo doonaya in ay ka baxaan dalka Afqaanistaan ayaa waxay wali ku xanniban yihiin garoonka diyaaradaha ee magaalada Kabul.

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday halkaasi tan toddobaadkii aanu soo dhaafnay.
In ka badan 10,000 oo qof ayaa halkaasi laga daad-gureeyay tan iyo Isniintii.

- Advertisement -

Balse waqtiga ayaa imika ciriiri ah maadaama waqtiga kama dambeysta ee Mareykanka ciidamadiisa uu kala baxayo Afqaanistaan ay ku egtahay 31 August.

Talibaan waxay ka digeen in Mareykanka uu ka dib dhaco waqtiga kama dambeysta ee uu u qabtay bixitaanka ciidamadiisa.

Dhanka kale dalalka G7 ayaa maanta yeelanaya kulan ay uga hadlayaan daad-gureynta ka socota Afqaanistaan.

Latest stories