HomeCaalamkaCiidanka Ilaalada xeebaha Tunuusiya oo soo qab qabtay kooxo Tahriibeyaal

Ciidanka Ilaalada xeebaha Tunuusiya oo soo qab qabtay kooxo Tahriibeyaal

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidanka ilaalada xeebaha Tunuusiya ayaa soo qab qabtay 11 kooxood oo Tahriibeyaal ah kuwaas uu 129 ka mid ahi u dhasheen dalka Tunuusiya halka 30 oo kalena u dhasheen dalalka Afrikada kale. Dadka ayaa ka kala baxay Dekedda Taguemess,Chebba,Sfax iyo Kelibia sida ay ku dhawaaqday Wasaaradda difaaca Tunuusiya. Tahriibeyaasha ayaa loo soo qaaday dhinaca Dekedda […]

- Advertisement -

Ciidanka ilaalada xeebaha Tunuusiya ayaa soo qab qabtay 11 kooxood oo Tahriibeyaal ah kuwaas uu 129 ka mid ahi u dhasheen dalka Tunuusiya halka 30 oo kalena u dhasheen dalalka Afrikada kale.

Dadka ayaa ka kala baxay Dekedda Taguemess,Chebba,Sfax iyo Kelibia sida ay ku dhawaaqday Wasaaradda difaaca Tunuusiya.

- Advertisement -

Tahriibeyaasha ayaa loo soo qaaday dhinaca Dekedda Menzel jemil waxaana la wareegay Ciidamada qaranka Tunuusiya oo sanaddahan la tacaalayey tahriibayaasha sharci darada ah oo halkaas ka dhigtay marin ay uga sii gudbaan dalalka reer Yurub.

Latest stories