HomeCaalamkaTurkiga beeniyey inuu xarumo u sameeynayo Qaxoonti magangelyo doon ah

Turkiga beeniyey inuu xarumo u sameeynayo Qaxoonti magangelyo doon ah

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Turkiga ayaa beenisay warar sheeganaya in Dowladda Ingiriisku ay qorshaynayso inay u samayso xarumo magangelyo qaxootiga Afgaanistaan guddaha dalka Turkiga. Bayaan ay soo saartay, ayay wasaaraddu ku sheegtay in wararka ku saabsan sameynta xarumo noocan oo kale ah aysan ka tarjumeynin runta, iyadoo xustay inaysan jirin codsi rasmi ah oo dal […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Turkiga ayaa beenisay warar sheeganaya in Dowladda Ingiriisku ay qorshaynayso inay u samayso xarumo magangelyo qaxootiga Afgaanistaan guddaha dalka Turkiga.

Bayaan ay soo saartay, ayay wasaaraddu ku sheegtay in wararka ku saabsan sameynta xarumo noocan oo kale ah aysan ka tarjumeynin runta, iyadoo xustay inaysan jirin codsi rasmi ah oo dal kasta laga soo jeediyay illaa hadda,”Suuragal ma aha inaan aqbalno xitaa haddii codsi noocaan ah laga sameeyo arrintan,” ayay tiri Wasaaradda.

- Advertisement -

Axadii ayaa Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan u sheegay Madaxweynaha Golaha Yurub Charles Michel in Turkigu uusan qaadi karin mas’uuliyadaha dalalka Yurub ee ku saabsan qaxootiga Afgaanistaan.

Latest stories