HomeCaalamkaMareykanka oo cunoqabateyn ku soo rogay Taliyaha Ciidamada Eritrea iyo sababta

Mareykanka oo cunoqabateyn ku soo rogay Taliyaha Ciidamada Eritrea iyo sababta

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

  Mareykanka ayaa sheegay in uu cunoqabatayn ku soo rogay taliye sare oo ka tirsan ciidamada Eritrea oo lagu eedeeyey “gabood fallo ba’an oo xuquuqda aadanaha ah” oo dhacay inta ay socotay colaadda ka oogan Tigray. Wasaaradda maaliyadda ayaa ku eedaysay ciidamada hoos taga taliyaha guud ee ciidadama dalka Eritrea, Jeneraal Filipos Woldeyohannes, in ay […]

- Advertisement -

 

Mareykanka ayaa sheegay in uu cunoqabatayn ku soo rogay taliye sare oo ka tirsan ciidamada Eritrea oo lagu eedeeyey “gabood fallo ba’an oo xuquuqda aadanaha ah” oo dhacay inta ay socotay colaadda ka oogan Tigray.

- Advertisement -

Wasaaradda maaliyadda ayaa ku eedaysay ciidamada hoos taga taliyaha guud ee ciidadama dalka Eritrea, Jeneraal Filipos Woldeyohannes, in ay faleen xasuuq, fadhataysi iyo kufsi.

Cunoqabataynaas wax aka mid ah in la xayiro dhamaan hantida u leeyahay Jen Woldeyohannes iyo sidoo kale in Maraykanka laga mamnuuco shirkadaha xidhiidhka ganacsi la leh.

Warbixin uu soo saaray agaasimaha xafiiska dabogalka hantida shisheeyaha ayaa Eritrea ugu baaqday in ay ciidamadeda kala baxdo Itoobiya waxaanay ku booriday dhinacyada colaadaas ku lugta leh in ay bilaabaan wadahadallo nabadeed.

Latest stories