HomeWararTalaalka COVID19 oo lagu waajibayay shaqaalaha Dowladda

Talaalka COVID19 oo lagu waajibayay shaqaalaha Dowladda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada XFS oo daahfuray talaalka ayaa ku dhawaaqay in shaqaalaha dowlada Soomaaliya ay Waajib ku tahay inay qaataan talaalka Cudurka Covid 19 maadaama looga baahan yahay inay si joogta ah u shaqeeyaan. Kullankan oo lagu daah-furayay Talaalka Covid19 ayaa waxaa soo agaasintay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, iyadoo ay si wadajir ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada XFS oo daahfuray talaalka ayaa ku dhawaaqay in shaqaalaha dowlada Soomaaliya ay Waajib ku tahay inay qaataan talaalka Cudurka Covid 19 maadaama looga baahan yahay inay si joogta ah u shaqeeyaan.

Kullankan oo lagu daah-furayay Talaalka Covid19 ayaa waxaa soo agaasintay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, iyadoo ay si wadajir ah uga soo wada qeyb galeen Wasiiradaha Wasaaradaha Caafimaadka, Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka.

- Advertisement -

Hirgalinta qaadashada Talaalka ayaa waxaa iska kaashan doona Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada iyo guddiga Shaqaalaha Rayidka.

U jeedka qaadashada talaalka ee Shaqaalaha Dowlada ayaa looga gol-leeyahay in la yareeyo qatarta cudurka Covid 19 iyo sidoo kale in shaqaaluhu si toos u bilaabaan shaqada Dowlada iyada oo laga cabsi qabin cudurka Covid 19.

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts