HomeWararLaamaha amniga Gobolka Banaadir oo soo bandhigay burcad dadka degaanka dhac u...

Laamaha amniga Gobolka Banaadir oo soo bandhigay burcad dadka degaanka dhac u gaysan jiray

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Laamaha ammaanka Gobolkani Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay Burcad dhac u gaysan jiray dadka degaanka, waxaana sidoo kale lasoo bandhigay qalab ay u adeegsan jireen in ay dadka ku dhacaan, sida Bistoolada macmal ah iyo Toorreeyo.

Burcaddaan ayaa gacanta lagu soo dhigay kadib markii Maamulka Degmada Heliwaa & Taliska Ciidanka Booliiska Degmada ay howgallo sameeyeen, taasi oo ku suurta gashay in ay soo qabtaan shakhsiyaadkaasi dhibaatayn jiray dadka degaanka.

Gudmiyaha Cusub ee degmada Heliwaa Mire Salaad Dhuxuloow oo howgalka kadib qoraal soos aaray yaa sheegay in raggaan ay gacanta ku dhigeen kadib howgallo ay sameeyeen, waxaan uu intaas ku daray in sida ugu dhaqsiyaha badan ay sharciga u hor keeni doonaan Burcaddaan dadka degmada ku nool dhibaatayn jiray.

“Maamulka Degmada Heliwaa & Taliska Ciidanka Booliiska Degmada aya Cawa Ku Guulestay koox_burcad ah Oo dhac ka Gesanesay Xaafado kamid ah Degmada Heliwaa, Sida Ad ujedan Gacanta aya lagu Hayaa Dhawana Sharciga Aya la Horkeena, Bulshada Degmada Heliwaa Waxan Ka Codsanena iney La shaqeyan Ciidanka Booliska & Maamulka Degmada, Si an uga Nadiifino Burcad dhibaatada ku wado shacabka Degmada” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Maamulka Degmada.

Degmada Hiliwaa ayaa ka mid ah degmooyinka Gobolkani Banaaadir ee kooxaha burcadda ay inta badan dadka shacabka ah ku dhibaateeyaan, waxaana dhawaan isbeddal dhanka maamulka ah lagu sameeyay Maamulka Degmada, iyadoo guddoomiye Cusub loo Magacaabay Degmada.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories