HomeCaalamkaDad shacab ah oo ku dhintay isbuurasho ka dhacdey bannaanka garoonka diyaaradaha...

Dad shacab ah oo ku dhintay isbuurasho ka dhacdey bannaanka garoonka diyaaradaha ee Kabul

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Toddobo qof oo rayid ah ayaa ku dhintey isbuurasho ka dhacdey bannaanka garoonka diyaaradaha ee Kabul, iyadoo ay si waliba isugu dayayaan iney ka cararaan la wareegista dalka Afghanistan ururka Taliba, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Ingiriiska. Afhayeen u hadley wasaaradda difaaca, ayuu ku sheegay war ay soo saareen iney wajahayaan caqabado aadu xun, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Toddobo qof oo rayid ah ayaa ku dhintey isbuurasho ka dhacdey bannaanka garoonka diyaaradaha ee Kabul, iyadoo ay si waliba isugu dayayaan iney ka cararaan la wareegista dalka Afghanistan ururka Taliba, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Ingiriiska.

Afhayeen u hadley wasaaradda difaaca, ayuu ku sheegay war ay soo saareen iney wajahayaan caqabado aadu xun, ha yeeshee ay sameynayaan wax waliba oo ay awoodaan, si ay u badbaadiyaan shacabka, una xakameeyaan amni darida jirta.

- Advertisement -

Wuxuu intaa raaciyey iney jiraan goobo ay wax ka dhaceen oo ku beegan bannaanka garoonka, iyadoo kumanaan reer Afghanistan ah ay isku dayayaan iney baxsadaan.

Dalal badan ayaa ku guul dareysteen iney caawimaad u fidiyaan muwaadiniintooda, iyo dadkii reer Afghanistan ee la shaqeynayey.

Illaa iyo afar kun iyo shan boqol oo ciidamo Mareykan ah, ayaa si kumeel gaar ah u maamulaya garoonka caalamiga ee Hamid Karzia, iyadoo ay jiraan sagaal boqol oo ciidana oo Ingiriisa oo Iyana ilaaliya garoonka, iyagoo qeyb ka ah dadaalada lagu sugayo amniga duulimaadyada wax daad gureynaya.

- Advertisement -

Dagaal yahanada Taliban ayaa joogga baraha laga soo galo garoonka, iyagoo xirey dad reer Afghanistan ee aan wadanin aqoonsiga, ee doonayay iney dhoofaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts