HomeWararSaraakiil ka tirsan Ciidan xoogga oo tababar miino baaris ah loogu soo...

Saraakiil ka tirsan Ciidan xoogga oo tababar miino baaris ah loogu soo xiray

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xubno ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed guutada 5-aad qaybteeda 27-aad aayaa maanta loo soo xiray tababar la xiriira miino barista, tababarkan oo u socday 20 ka mid ah ciidanka mudo lix bilood ah ayaa ugu soo xirmay maanta xerada Ceelgale ee magaalada Beledweyne. Tababarkan ayaa waxa bixinayey khuburo ka socotay Heya’adda UNMAS oo Heya’adda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubno ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed guutada 5-aad qaybteeda 27-aad aayaa maanta loo soo xiray tababar la xiriira miino barista, tababarkan oo u socday 20 ka mid ah ciidanka mudo lix bilood ah ayaa ugu soo xirmay maanta xerada Ceelgale ee magaalada Beledweyne.

Tababarkan ayaa waxa bixinayey khuburo ka socotay Heya’adda UNMAS oo Heya’adda miinooyinka ee qaramada midoobay.

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka guutada 5-aad qaybta 27-aad Col Maxamuud Xasan Ibraahim ayaa shahaadooyinka Guddoonsiiyey saraakiisha iyo Ciidanka Tababarka u soo dhamaaday, taliyaha ayaa ka hadlay muhiimada uu tababarkan u leeyahay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed isagoo faray ciidanka inay wixii ay tababarka ka korodhsadeen ugu shaqeeyaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts