HomeCaalamkaItoobiya oo si kulul kaga jawabtay eedeymo culus oo loo jeediyay

Itoobiya oo si kulul kaga jawabtay eedeymo culus oo loo jeediyay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeynta Mareykanka ee ah in dowladdaasi ay hortaagan tahay gargaarka bani’aadanimo ee loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ay colaaddu ku saameysay gobolka Tigreeda. Hay’adda horumarinta caalamiga ah ee Mareykanka ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay in ay sababtay u tahay gargaar la’aanta ka jirta gobolka Tigreeda. USAID ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeynta Mareykanka ee ah in dowladdaasi ay hortaagan tahay gargaarka bani’aadanimo ee loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ay colaaddu ku saameysay gobolka Tigreeda.

Hay’adda horumarinta caalamiga ah ee Mareykanka ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay in ay sababtay u tahay gargaar la’aanta ka jirta gobolka Tigreeda.

- Advertisement -

USAID ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay in ay “is hortaagtay” sidii gargaarka loo gaarsiin lahaa gobolka Tigreeda.

Boqolaal kun oo qof ayaa halis ugu jira macaluul, xilli uu dagaal qaraar dhex marayo ciidamada dowladda iyo kuwa fallaagada TPLF.

Haseyeeshee dowladda Itoobiya ayaa beenisay in si ulakac ah loo hor istaagay gargaarka bani’aadannimo ee loogu talagalay dadka ku tabaaleysan gobolkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts