HomeCaalamkaTaliban oo bilawday baadigoobka dadkii u shaqayn jiray Reer Galbeedka

Taliban oo bilawday baadigoobka dadkii u shaqayn jiray Reer Galbeedka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Daalibaan ayaa sare u qaaday baadi-goobka dadka u shaqeeya ciidammada Nato ama xukuumaddii hore ee Afgaanistaan, sida uu ka digay qoraal ka soo baxay Qaramada Midoobay. Waxay sheegtay in kooxdu ay guri kasta ay baadhayaan si ay u helaan bartilmaameedyadooda, iyaga oo u hanjabaya xubnaha qoyskooda. Kooxdan Taalibaan ayaa isku dayaysey in ay niyadda u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Daalibaan ayaa sare u qaaday baadi-goobka dadka u shaqeeya ciidammada Nato ama xukuumaddii hore ee Afgaanistaan, sida uu ka digay qoraal ka soo baxay Qaramada Midoobay.

Waxay sheegtay in kooxdu ay guri kasta ay baadhayaan si ay u helaan bartilmaameedyadooda, iyaga oo u hanjabaya xubnaha qoyskooda.

- Advertisement -

Kooxdan Taalibaan ayaa isku dayaysey in ay niyadda u dejiyaan reer Afghaanistaan ​​tan iyo markii ay xukunka la wareegeen, iyaga oo ballan qaaday inaysan jiri doonin “aargoosi”.

Laakiin waxaa jira cabsi laga qabo in Taalibaan ay haddu wax yar iska beddeshay tii hore ee 1990-maadkii oo lagu eedeeyey in ay fashay falal aad looga naxay.

Digniinta ku saabsan in kooxdu ay beegsanayso “caawiyayaashii reer Galbeedka” waxay ku timid dukumenti qarsoodi ah oo ay samaysay Xarunta RHIPTO ee Norwegian-ka ah ee Falanqaynta Caalamiga ah, oo xogaha sirdoon siisa UN.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts