HomeCaalamkaG7 oo ku dhiirigalisay Taliban iney oggolaadaan dadka la daabulayo

G7 oo ku dhiirigalisay Taliban iney oggolaadaan dadka la daabulayo

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka ku bahoobay G7, ayaa maanta oo khamiisa ah ka dalbadey Taliban iney qadariyaan balamihii adkaa, ee ay ku galeen iney dadka dalka isaga baxaya safarkoodda u oggolaadaan.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Ingiriiska, Dominic Raab, ayaa uggu sheegay shirkani kooxda bayaankii uggu horeeyey oo toosa, oo la xiriira qalalaasaha ka taagan Afghanistan.

- Advertisement -

Wasiiradda ayaa aad ugga walwalsan wararka sheegaya in aargoosi rabshado wata ay ka dhaceen qeybo kamid ah Afghanistan, ayuu Raab ku yiri bayaankiisa.

Wuxuu intaa ku darey bayaanka in dalalka horey ugga marey dhanka warshadaha ee qaniga ah ee ku bahoobay kooxda (G7), ay sii wadayaan dadaaladooda ay ku sameynayaan wax waliba oo macquul ah.

Dadaalka ayaa ah sidii loo sii socod siin lahaa kasoo daad gureynta dadka nugul garoonka Kabul, iyagoo ka dalbadey dhammaan dhinacyada kala duwan iney sii wadaan fududeynta tasiilaadka adeegani daabulista.

- Advertisement -

Ciidanka Mareykanka ayaa sheegay iney si joogta ah ugala xiriiraan ururka Taliban arrinta la xiriirta daad gureynta, iyadoo afhayeenka wasaaradda gaashaandhiga, John Kirby, uu intaa ku darey in Taliban ay lagama maarmaan u aheyd in lagala heshiiyo hawlgalka socda haatan.

Latest stories