HomeCaalamkaIran oo Markab Shidaal u dirtay Lubnaan

Iran oo Markab Shidaal u dirtay Lubnaan

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Hoggaamiyaha Ururka Xisbulalahi Lubnaan, Xasan Nasrullaahi oo ka hadlayey Munaasabadda Cashuura ayaa sheegay inuu Markabku maanta ka soo shiraacday Deked ku taalla Iran, lana filayo inuu ku soo xirto Dekedda ku taalla Caasimadda Lubnaan ee Beyruut. Waxa uu intaasi ku daray inuu Markabkaasi yahay kii ugu horeeyey oo Maraakiib badan oo Shidaal wada oo ay […]

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Ururka Xisbulalahi Lubnaan, Xasan Nasrullaahi oo ka hadlayey Munaasabadda Cashuura ayaa sheegay inuu Markabku maanta ka soo shiraacday Deked ku taalla Iran, lana filayo inuu ku soo xirto Dekedda ku taalla Caasimadda Lubnaan ee Beyruut.

Waxa uu intaasi ku daray inuu Markabkaasi yahay kii ugu horeeyey oo Maraakiib badan oo Shidaal wada oo ay Iran u soo diri doonto Lubnaan oo ay ka jirto Shidaal La’aan daran.

- Advertisement -

Shidaal xumida dalkaasi k jirto waxay saamayn ku yeelatay Hawlihii Isbitaalada, Fornooyinka iyo Adeegyada kale ee muhiimka, kuwaasi oo qarka u saaran in albaabada loo laabo.

Latest stories